Wakhti xaadirkan waxaa jira laba goobood oo tamar nadiif ah soo saara oo lagula jiro qandaraas. Atlanta Farms Solar oo ku taal Degmada Pickaway, Ohio…
Duqa magaalada Columbus Andrew J. Ginther ayaa balan qaaday dadwaynaha Columbus in 100% dib loo cusboonaysiin doono marka la gaadho 2022, iyo sidoo kale balan…
